Waraar Goos-Goos Aah
Cristiano Ronaldo Oo Ka Maqaan Kulaanka Caawa
Ciyaar yahanaka manchester United Ee C.Ronaldo Ayaa Ka Maqnaan Dona Ciyaarta Caawa Ee manutd IYo kooxda Kale Ee Glentoran Ronaldo Ayaa La Shaciyeey Inu Dhawaac SOo Garaay Una Maqnaan Doono Kulaan kaan <
Cronaldo
Paul Scholes OO ad Moodo Inu Soo Labaan Doono
Ciyaar Yahanka Qadka Dhexe Ee Manchester UNited Waa Paul Scholes Ayaa La Shaciyeey Inu Soo Labaan Doono Kulaanka Jimacada Ee Manchester United XI3 IYO Kooxda Kale Ee Dunfermline balse Ma Safaan Doono Kulaanka Caawa Ee manutd Ciyaar Yahanka Ayaan Ciyariin Taan IYO Kulaanki Manchester United Iyo Kooxda Soeal Ee Reer Konfuur Korea <
Paul Scholes
Rio Ferdinand OO Soo Dhoweynaya Ciyaar yahan Cusub
Difaaca Qataarta aah Ee Reer Englnad Rio Ferdinand Ayaa Shgeey Inu Ku Soo Dhoweeyn Doono Manchester United Carlos Tavez Oo Reer Argentina Aah Rio Oo U Waramayeey Skysports Ayaa Shegeey Inu Aad Ula Dhacaay Heshiiska Manutd IYo Tavez <

RIO IYO TAVEZ
Ciyaar Yahanka Leroy Lita Oo Maqaan Kulaanka Manutd
Weraar Yahanka 22Sano Jirka aah Ee Kooxda Reading Leroy Lita Ayaa Maqnaan Doona Muudo Biil Aah Weraar Yahanka Oo aay Aad Ugu Xisaab Tanto Kooxda Reading Ayaa Maqaan taasi Waxay KU Tahay Dhabaar Jaab Kooxdan Yar Ee Reading
Leroy Lita
Iibka Manchester United Ee Horyaalka Cusub
Fadlan Nagala Soo Xiriir Email > Manutdsomali@gmail.com Qoraha Website-ka Sa'id Dahir
NB:- FADALAN NAGA COODSO TARIIKHDA CIYAAR YAHANDA BY EMAIL >manutdsomali@gmail.com