>manchester United Ayaa Uu Gudbiseey Arrinta Ciyaar Yahanka Carlos Tavez Maxkamada Sare Ee Xiriirka Ciyaraha ee England Sii Ariiintas xaal Loga gaaro Waxa La Filaya Ineey Ariintasi meel uu Dhaci Doonto Bisha Agst Ee Manta Dhalateey Gudeheeda

>Ciyaar yahanka G.Rossi Ayaa La Shegeeya Inu u Anbabaxi Doono Kooxda Vallreal Ee Dalka Spain Waa mar Kii Labaad Ee Weraar yahan Manutd Ka Baqoola Uu U Anbabaxo Kooxdas Waxase Uga Horeyeey Ciyaar Yahanka Diego Forlan Ee manutd Hore Ugu Ciyaari Jiraay Hadaba Rossi Oo Parma Uu Ciyaara Sii Deyn Aah Ayaan La Fili Doniin Ineey manutd Ibiiso Lakiin waa Laga yaba Inu Deyn Ku Anbabaxo Rossi waa 21-jir Ree Italy Aah
>Anderson Oo bilabaya alamitada manchestr united ciyaar yahanka reer Brazil ee Anderson Ayaa La Filaya Inu Dhowaan Bilabo Alamitada Kooxda Ciyaar Yahanka 19-jirka aah ee reer Brazil kana Miid Aha halyeeyada Kooxda Qaranka Brazil ee Sanadka Ku Guleysteey Horyaalka Copa America ee Dalka Venizela Lagu Soo gaba gabeyeey Ayaa La Filaya Inu Dhowaan Sii Toosa Uu Ciyaaro Kulamada manutd Ee Horyaalka Iyo Ciyaraha Ka Horeyaaba Sida Ciyaarta manutd Ee Aay La Yelaneeyso Kooxda Peterborough United maliinta Jimcada Ee Soo Socota

Ciyaarta Caawa ee Manutd IYO Inter Milan >>>
UNITED V INTER MILAN
GOOR DHOOW


United vs
Inter Milan
Ciyaar Saxiibtinimo
Sacada Aay Soo Dhaci Ciyaarta Caawa > : 20:00
Arbaco 01/ August / 2007
Chief Editor Jamjam Ali Email > jamjam.vip@gmail.com