| Accueil | Créer un blog | Accès membres | Tous les blogs | Meetic 3 jours gratuit | Meetic Affinity 3 jours gratuit | Rainbow's Lips | Badoo |
newsletter de vip-blog.com S'inscrireSe désinscrire
http://manutd.vip-blog.com


MANCHESTER UNITED SOMALI
VIP Board
Blog express
Messages audio
Video Blog
Flux RSS

MANCHESTER UNITED SOMALI

VIP-Blog de manutd
  • 48 articles publiés
  • 82 commentaires postés
  • 1 visiteur aujourd'hui
  • Créé le : 03/06/2007 15:57
    Modifié : 15/08/2007 09:19

    Fille (22 ans)
    Origine : Student
    Contact
    Favori
    Faire connaître ce blog
    Newsletter de ce blog

     Août  2025 
    Lun Mar Mer Jeu Ven Sam Dim
    282930010203
    04050607080910
    11121314151617
    18192021222324
    252627282930

    Warka Manta

    04/08/2007 16:08

    Warka Manta


    > Manchester United Ayaa Guul Ka Garteey Ciyaarti Labaad Ee Aay Ku yelaato Gudaha Dalka England Ka-Dib Marka Kulankii Hore Loga Badiyeey Garoonkeeda old-Trafford Ayaana uga badisaay kooxda horyaalka italy ee Inter Milan manutd Xalaay Waxay Ku Ciil Beshaay Kooxda Doncaster R. Iyada Oo Uga Badiseey 2Labo Goal IYO Waxba Golasha Ciyaarta Waxa Dhaliyeey Ciyaar Yahada Yar Yar Ee Kala aah

    Doncaster R. [0 - 2] Manchester U.
    Daqiiqada 70' D. Gibson
    Daqiiqada 30' J. Evans

    D.Gibson

    Jonny Evans

    Ciyaarta Bari Ee Manchester United IYo Chelsea

    Manchester United > manchester United Uma Safaan Donaan Kulaan kaan Ciyaar Yahanada Kala aah Paul Scholes, Louis Saha IYO Ole Gunnar Solskjaer Oo Dhamaan Tood Ku Maqaan Dhawaac Halka Uu  Owen Hargreaves IYo Anderson Aysan Iyagu Ciyaari Doniin Sinaaba  Ciyaaar Yahanada Ciyaari Doona Kulankaa Chelsea Waxa Ka Miid Aah > Van der Sar, Kuszczak, Brown, Bardsley, Pique, Simpson, Ferdinand, Vidic, Evans, Silvestre, Evra, Ronaldo, Fletcher, O'Shea, Carrick, Eagles, Giggs, Rooney

    Dhanka Chelsea > waxa Chelsea Uu Safaan Doniin Ciyaar yahanada Kala Aah Arjen Robben, Frank Lampard  IYO  Dufaaca Reer England Ee Ashley Cole Ciyaar Yahankan Waa Laga Yaaba Inu Safto Isaga  Waxa Hadaba chelsae uu Safaan Doona Kulaanka Manchester United Ciyaar Yahanada Kala aah > Cech, Cudicini, Hilario, Ferreira, A Cole, Diarra, Sidwell, Essien, Lampard, Robben, Mikel, Malouda, J Cole, Drogba, Shevchenko, Ben Haim, Pizarro, Terry, Carvalho

    Furitaanka Horyaalka Community Shield
      Bisha August 5 Sanadka 2007
     
     15:00Pm Chelsea ? - ? Manchester U.

    Fadlan Nagala Soo Xiriir Email > Jamjam.vip@gmail.com Chief Editor Sa'id Dahir



    Commentaire de salie001 (09/12/2020 15:17) :

    Merci beaucoup pour ce site et toutes les informations qu’il regorge. Je le trouve très intéressant et je le conseille à tous ! Bonne continuation à vous. Amicalement Voyance en ligne discount


    coeurdorizonCommentaire de coeurdorizon (08/12/2021 11:29) :

    J’ai passé un bon moments et j en ai eue plein les yeux!!! voyance gratuite par mail en ligne et en direct

    http://coeurdorizon.vip-blog.com/




    Warka Manta

    04/08/2007 10:48

    Warka Manta


    >Xidiga Cusub Ee Manutd tavez Oo La Filaayo inu manta oo sabti aah la Qaato manutd tababarka ciyaar yahanka ayaa la filaya inu safto kulaanka manchster united aay la yelaan doonto koxaha kala aah Glentoran IYO  Dunfermline Athletic. Maliinta arbcada hadaba Tavez ayaa iskaga soo dhex baxaay Biil Dhibato ku aheeyd isaga ciyaar yahanka ayaa la filaya inu waax ku soo kordhiyo manchester united Sanadka Cusub Tavez waa ciyaar yahan manutd Asbuca soo Socda <

    Carlos Tavez

    Fadlan Hadii Aad Uu bahan Tahay Akhbaarta manchester united nagala Soo Xiriir Email

    jamjam.vip@gmail.com



    Commentaire de salie001 (09/12/2020 15:19) :

    C'est avec plaisir que je regarde votre site ; il est formidable. Vraiment très agréable à lire vos jolis partages .Continuez ainsi et encore merci. voyance gratuite mail


    coeurdorizonCommentaire de coeurdorizon (08/12/2021 11:32) :

    Un petit mot pour vous dire que votre blog est super! voyance sérieuse gratuite

    http://coeurdorizon.vip-blog.com/




    Warka Manta

    03/08/2007 15:37

    Warka Manta


    Ciyaar yahanka Carlos tavez oo Saka la soo Kacaay farxaad iyo reyn -reyn ka Diib marka sii toosa loo shaciyeey inu uu wareegi doono Kooxda caanka ah ee manchester united hadaba Ciyaar yahanka tavez Ayaa la filaya inu manta sii toosa ugu anbabaxo manchester sii uu halkaasi uga bilaabo taba barka kooxda manchester united  hadaba tavez waa kuma Tavez waxa uu  Ku dhasheey magalada buenos Aires Ee Dalka Argentina Tariikhdu Marka aay aheeyd 1984 bishi february Shanteedi waxana uu marki ugu horeeysay kuu soo biryaay koxda boca juniors ee dalka argentina 2001 waxana uu ciyaar yahanka tavez lagu xasuusta koobka nadiyada aduunka ee lagu qabteey dalka japan 2004 waxdarihi uu ku dhigaay kooxda Ac Milan ee Dalka italy <

    Tevez set to seal United movecarlos tavez Ciyaar yahanka manchester united

    Alan Smith oo sii toosa ugu soo waregeey Newcastel united Kooxda manchester united ayaa iska Fasaxdey weraar yahanka reer England ee Smith waxana uu u waregeey newcastel united waxa la filaya inu heshiiskasi  Smith waxa uu dhan yahay 5shan sano inu la joogo kooxda n.castel hadaba smith waxa 2004aay manutd kala soo wareegtey kooxda leeds united waxana halka newcastel united kaga horeeya saxiibadiisa aay isku kooxda ahaan jireen ee Mark Viduka and James Milner  smith waa ciyaar yahanki labaad ee manutd iskaga taaga sanadka

    Smith seals Magpies moveAlan Smith

    jamjam.vip@gmail.com 

     



    Commentaire de salie001 (09/12/2020 15:20) :

    Merci pour ces bons moments sur votre blog. Je suis souvent au poste pour regarder (encore et toujours) ces merveilleux articles que vous partagé. Vraiment très intéressant. Bonne continuation à vous ! voyance mail gratuit en ligne


    coeurdorizonCommentaire de coeurdorizon (08/12/2021 11:34) :

    J’ai passé un bon moments et j en ai eue plein les yeux!!! voyance mail direct gratuit

    http://coeurdorizon.vip-blog.com/




    Warka Manta

    02/08/2007 09:48

    Warka Manta


    > Kooxda Horyaalka England ee Manutd Aya Xalaay loga Badiyeey garoonkeeda Old-trafford Waxana kaga Badiseey kooxda Horyalka Italy Ee Inter Milan Manchester United oo goolka La Hormartey Daqiiqadi 18-Ee Qeybta Hore Ciyaarta Una uu Dhaliyeey Weraar yahanka Kooxda Ee wayne Rooney

    wayne Rooney 18daqiiqo

    D. Suazo

    22Daqiiqo ayuu barejeyeey manutd

    Z. Ibrahimovic Ayaa isna Dhaliyeey Goolka Labaad Ee Intermilan Daqiiqadi 27

    D. Suazo Ayaa goolka Sadexaad uu dhaliyeey inter milan Daqiiqadi  35

    Adriano ayaa Gool Ongool aah iska dhaliyeey daqiiqadi 58 ee qeybta danbe ee ciyaarta Ka diib marka uu ciyaar yahanka sanadka ee c.ronaldo uu madaxa Ciyaar yahanka reer Brazil dul sareey ....................... Ciyaarta waxay ku soo dhamateey Manutd   2 inter Milan

     

    Photo

     

    waxa Xaquuqda Qorista Iyo qadiista Sawirada iska Leh Website-ka manutd.vip-blog Qoraha website ka waa jamjam Kala soo Xiriir Email > jamjam.vip@gmail.com



    Commentaire de salie001 (09/12/2020 15:21) :

    Vraiment agréable ce site et en plus il est complet et simple en recherche. Je t’en remercie beaucoup pour ces moments de détente . voyance gratuite en ligne





    Warka Manta

    01/08/2007 15:51

    Warka Manta


    >manchester United Ayaa Uu Gudbiseey Arrinta Ciyaar Yahanka Carlos Tavez Maxkamada Sare Ee Xiriirka Ciyaraha ee England Sii Ariiintas xaal Loga gaaro Waxa La Filaya Ineey Ariintasi meel uu Dhaci Doonto Bisha Agst Ee Manta Dhalateey Gudeheeda

    >Ciyaar yahanka G.Rossi Ayaa La Shegeeya Inu u Anbabaxi Doono Kooxda Vallreal Ee Dalka Spain Waa mar Kii Labaad Ee Weraar yahan Manutd Ka Baqoola Uu U Anbabaxo Kooxdas Waxase Uga Horeyeey Ciyaar Yahanka Diego Forlan Ee manutd Hore Ugu Ciyaari Jiraay Hadaba Rossi Oo Parma Uu Ciyaara Sii Deyn Aah Ayaan La Fili Doniin Ineey manutd Ibiiso Lakiin waa Laga yaba Inu Deyn Ku Anbabaxo Rossi waa 21-jir Ree Italy Aah

    Giuseppe Rossi (Italian U21) 

    >Anderson Oo bilabaya alamitada manchestr united ciyaar yahanka reer Brazil ee Anderson Ayaa La Filaya Inu Dhowaan Bilabo Alamitada Kooxda Ciyaar Yahanka 19-jirka aah ee reer Brazil kana Miid Aha halyeeyada Kooxda Qaranka Brazil ee Sanadka Ku Guleysteey Horyaalka Copa America ee Dalka Venizela Lagu Soo gaba gabeyeey Ayaa La Filaya Inu Dhowaan Sii Toosa Uu Ciyaaro Kulamada manutd Ee Horyaalka Iyo Ciyaraha Ka Horeyaaba  Sida Ciyaarta manutd Ee Aay La Yelaneeyso Kooxda Peterborough United  maliinta Jimcada Ee Soo Socota

    Anderson

    Ciyaarta Caawa ee Manutd IYO Inter Milan >>>

    UNITED V INTER MILAN
    http://www.manutd.com/default.sps?pagegid={B4CEE8FA-9A47-47BC-B069-3F7A2F35DB70}&newsid=448841
    GOOR DHOOW

    United vs
    Inter Milan
    Ciyaar Saxiibtinimo
    Sacada Aay Soo Dhaci Ciyaarta Caawa > : 20:00
     Arbaco 01/ August / 2007

    Chief Editor Jamjam Ali Email > jamjam.vip@gmail.com



    Commentaire de salie001 (09/12/2020 15:21) :

    Coucou, votre blog est trop magnifique ! Je viens tous les jours et cela me plait beaucoup!!! Merci et bonne continuation ! voyance mail gratuite


    coeurdorizonCommentaire de coeurdorizon (19/04/2022 14:16) :

    Très bon article, comme toujours. Il a le mérite de susciter le commentaire  voyance mail en ligne gratuite

    http://coeurdorizon.vip-blog.com/




    Début | Page précédente | 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 | Page suivante | Fin
    [ Annuaire | VIP-Site | Charte | Admin | Contact manutd ]

    © VIP Blog - Signaler un abus