Edwin Van der Sar Oo Noqdeey Halyeeyga Manchester United
Ciyaar aad uu Xiiso Badan Oo Ka Dhacdey garoonka Wembley St. Ee Magalada london Dhexmarteyna Labada Koxood Ee manchester United Iyo Chelsea Ayaa Ku Soo Dhamateey Guul aay halkaasi Ka garteey manchester United Kuna Guleeysateey Koobka halkaasi yaleey Ee Lagu Magcabo Community Shield Oo Loo Dhiigo Horyaalka England IYo kooxda Qada Horyaalka FA Cup-ka Chelsea Ayaa Hadaba Ciyaarta Ku Soo Gashaay Iyada Oo Uu Ka Maqaan yahay John Terry Halka Uu manchester United Ka Maqna Ciyaar Yahanka Poul Scholes oo Dhawaac Uga Maqna manchester United Waxay Dhulka Ku Jideey Kooxda Uu Macaliinka Uu Yahay Ninka Kibirka Badan Ee Reer portugal Ee Jose Morinho. Golaasha Ciyaarta Waxa Furaay Ciyaar yahanka Reer Welsh Ee Ryan giggs daqiiqadi 35 Halka Uu Goolka Chelsea Uu Dhaliyeey 10Daqiiqo Ka Dib Ciyaar Yahnka Reer France Ee Lagu Magcabo Malouda Daqiqadi 45 Ee Isla Qeybta Hore Ee Ciyaarta Balse Waxa Aay Ciyaarta Waqtiga 90daqiiqo aheeyd Ee Logu Talo Galaay Ku Dhamateey 1-1 Gool Waxa Marka Loo Dhigeey Rigoore Ama Kala Bax Waxa Loo Yaqaano Waxana Halkaa Lagu Kala Dhaliyeey Sidan Manchester United Waxa Uu Dhaliyeey Ciyaar Yahanada Kala aah > Rio Ferdinand IYO Michael Carrick IYo Wayne Rooney Oo Goolka Guusha Dhaliyeey halka Uu Edwin Vander Sar Uu Qabteey Dhamaan gool Ku Ladkii Chelsea oo Dhan Waxana Laga kala Qabteey Ciyaar yahanda kala aah Claudio Pizarro, Frank Lampard IYO Shaun Wright-Philips Oo Dhamaan Uu Dheela Chelsea < > Manchester United Waa Horyaalka England IYo Horyaalka Koobka Community Shield Ee Ah Furaha Ciyaraha England < Halyeeyga Ciyaarta Waa Cpt Xulka Wadanka Holland Edwin Van Der Sar .......






































|
Gool-hayaha Manchester United IYO Xulka wadanka HollanEdwin Van Der Sar Goold Geesi |
Xaquuqda Sawirka Waa gettyimages
Xaquuqda Qorista waa Manchester United Team Write
Qoraha Website-ka Email> manutdsomali@gmail.com AMA Mamulaha jamjam.vip@gmail.com Fadlaan Nala Soo Xiriir hadii Aad Tageerto Manchester United <