ALAN SMITH OO LAGU WARAMAYO INU UU SII JEEDO KOOXDA BORO
Ciyaar Yahanka Manchester united Ee Alan Smith Ayaa lagu Waramaya inu uu sii Jeedo Kooxda Middlesbrough Ee Ka Ciyaarta Horyaalka Premier ship-ka Hadaba Boro Oo Dhawaan Fasaxdeey mark Vaduka Ayaa iminka Doneeysa Weraar Yahankan Qatarta Aah Ee Reer manchester United Hadaba Su'aasha Mesha Taala Waa Alan Smith Oo Dhawaan Lagu Soo caliyeey Xulka wadanka England Boos Wanagsana Ka Helaay Manchester Ma Ka Teegi Donaa garoonka Oldtrafford Ee manutd hadaba Kooxda Boro Ee Doneeysa Ciyaaryahanka manutd Ee Smith waxa Uu Ciyaara Xiddiga Hore Ee Leeds Jonathan Woodgate. OO Horaay Aay Isku Koox Ahayeen Alan Smith Smith ... Hadaba Manutd Waxa Dhawaan aay La Wareegtay Ciyaar Yahanka Nani Ee Dhaliinta Yar Wax Dhibana Kuma Heyso Tegiida Alan smith ayaa la is dhahi karya waa ciyaar yahan wanaag aad aah uu haya tababaraha kooxda manutd sir alex ferguson oo aad uu xushmeeya ciyaar yahanka ALAN SMIth ..
sawirka Alan Smith Manchester Weraar yahankeeda
weraar yahanka Sampdoria Ee Fabio Quagliarella
Weraar yahanka kooxda Sampdoria Ee Fabio Quagliarella Oo Lagu Soo Waramayo Inu Ku Soo Jeedo manchester United Weraar Yahnka Qatarta Aah Ee Reer Italy Ayaa Ku soo Waregaya Kooxda SHayadiinta Casanka Aah Ee M.U hadaba Weraar Yahnkan Ayaa la Shaciyeey Iminka Inu Ku soo Soocdo Manchester United Waxana Laga Yaba inu Manchester Iskaga Tago Weraar Yahanka Reer England ee Alan Smithe Oo Ku Sii Jeeda Kooxaha Aay Ka Miid Tahay Boro Ama Aston villa
>fadlan waxii fariimo Aah Nogu Soo Hagaji Email:> Jamjam.vip@gmail.com Ama Info@manutd.com Ama Booqo WEBSITE-KA Caanka Aah Ee Kooxda Manutd www.manutdzone.com Waxan Kaga Mahad Calineeyna Soo Boqashada Website-ka manut.somali aad Baad Ugu Mahadsan Tahay
Weraar yahanka Sampadoria EE Fabio Quagliarella
Sir Alex Ferguson iyo Eric Cantona
SHIRKAADA XAYASIINTA MANCHESTER UNITED EE SANADKA 2007/2008
QORAHA WEBSITEKA MACHESTER UNITED SOMALI JAMA NOUR MUSSE