>Manchester united ayaa ka badisaay kooxda Dunfermline (4)Gool Iyo (0)Waxba manutd waxa  xalaay aad uga dhex muqdaay xiddiga dhaliinta yar Ee wayne rooney oo 2labo gool dhaliyeey (60&87 Daqiiqo) marka aay ciyaarta kala mareeysay , 2labada gool ee kale waxa kala dhaliyeey ciyaar yahanda kala aah ryan giggs IYO Chris Eagles Oo Kala dhaliyeey daqiiqadaha  kala aah 35 giggs IYo 23Eagles manutd waa guushi labaad ee asbucaan aay garto marka laga yimaado ciyaarti koobka ee united iyo chelsea ku dhex marta garoonka wembley st. ee magalada london 



Waraar Goos-goos Aah > Ciyaar yahanka manutd ee khadka dhexe ee Paul Scholes. ayaa shegeey xalaay mar uu la hadlayeey Mutv Ka Diib Marka aay dhamateey ciyaarti xalaay inu aad uu wanagsan yahay ayuu shegeey inu la bilaabi doono horyaalka england ee premier ship Paul Scholes Oo beryahan laga deyrinayeey xalkiisa ayaa aad ugu faraxsan inu dhameeysto 90daqiiqo kulaanki xalaay ee kooxda Dunfermline 

> Gool-haye Tomasz Kuszcak’s oo xalaay ciyaaray kulaanki kowaad ee ciyaaraha saxiib-tinimo ee manutd ee dalka england aay ku yelaato Tomasz Kuszcak’s waa gool haye qataar aah una dhashaay wadanka poland 

> Ciyaar yahanka Cusub ee manutd  Owen Hargreaves ayaa xalaay ciyaraay kulaanki United Iyo kooxda Dunfermline  Owen waa ciyaarti labaad ee uu u ciyaaro manutd waxana uu ciyarayeey 65daqiiqo halka uu kulaanki hore ka ciyaaray 45daqiiqo 

> ciyaarta xigta ee manchester united>>>> manutd waxay maliinta axada la ciyaareysa kooxda reading ciyaar ka tirsaan  horyaalka english premier ship ee manchester united aay dufacaan doonto 

United                            IYO 
           Reading
Barclays Premier League
Sacada Ciyaarta Waa >  16:00
Axaad 12 Bisha  August 2007
Fadlan nagala soo Xiriir Email > manutdsomali@gmail.com Qoraha website-ka Sa'id Dahir