> Manchester united IYO tavez 20/7/07 Jimco
manchester united Ayaa Waali Ku Wareersan Halka Aay Uu Racdo Ciyaar yahanka Weraarka Aah Ee Reer Argentina Carlos tavez manchester United Ayaa uu Gudbisaay Walaca Aay ka Qabto Isku Qabsiga Ciyaar yahanada Ee West ham Iyo Ninka Reer Iran Ee iska Leh Xaquuqda Ciyaar yahanka Reer Argentina Ee tavez Waxana Sii Weyn Uga Mujiyeey Walaca Uu ka Waba Arrintan Mamulaha Dhanka iibka Ee Manchester United David Gill Oo Aad UIga Codsadey FIFA Ineey Go'aan Ka Garto Arrinta Carlos Tavez <
Carlos Tavez IYo Manutd maxa kala heysta ???
>Gabriel Heinze Anigu Kuma Socdo Anfield 20/7/2007 Jimco
Ciyaar Yahanka Reer Argentina Ee Gabriel Heinze Ayaa Tilmamey Inusan Uu Socon Kooxda Reer England Ee Liverpool Ciyaar yahanka gaby Lagu Naneyso Ee Reer Argentina Ayaa Isaga Oo Hadlaya Dhahay " Anigu Ma DOnayo Inaan Aado garoonka Kooxda Liverpool Ee Anfield Waxan Taa ka Jeclahay Inaan la Sii Joga Koxdeyda Manutd Hadaba Ciyaar Yahanka gaby Ayaa La Filaya Inu U Anba Baxo Koxaha Reer Spain Sida Sadashu uu badan tahay Hadanu usan Saxiiin Heshiis Cusub......<
Gaby IYo Manchester united
>Nani Oo Safaan Dona Kulanka Manta Ee Kooxda FC Seoul South Korea team
Ciyaar yahanka Cusub Ee manutd Nani Ayuu tababaraha Manutd Sir Alex Ferguson Sii Toosa uu Shaciyeey manta Isaga Oo u Waramaya MUTv Inu Ciyaar yahan Nani Kulanka Ugu Hioreya Ee u Safanayo Uu Noqon Doono Kulanka Manutd IYo FC Seoul Ee manta oo jimco Aah ka Dhacaya Garoonka Weyn Ee Kooxda Reer Konfur Korea Ee FC Seoul Hase yeeshe lama Oga Inu Safaan Dono Ciyaar yahanka kale Ee Owen Hargreaves <
Nani Iyo Garoonka kooxda Fc Seoul
>>Fadlan Waxii Fariimo Aah Nogu Soo Dir Email > jamjam.vip@gmail.com Chief Editor Sa'id Dahir Manegar of This Website Jamjam Ali
>>Wargeliin mahiim Ah > Fadlan Caawi Nadaba Wadanka Somali hana ka Shaqeeyn Xumanta Iyo Dhibatada Wadanka <
>> Please Help The Peace Of Somali The peace is the Life Of All People <