Manchester united Oo Isha Ku heysa Weraar yahano badan
Manchester united ayaa baadi gobeeysa Weraar yahano Fara badan inkasto Miid Aay Ka dooneyso hadaba Weraar yahanada Waxa Ka miid aah Sida Uu Shegeey Chief David Gill Waxa Weraar yahanada Ugu Horeeya Weraar yahanka Tottenham Dimitar berbatov , bareclona Weraar yahankeeda Samuel Etoo , klaas-jan huntelaar Iyo Weraar yahnka Qatarta aah Ee Etletico Madrid Fernando Torres
Waxa Kale Oo hada Ku soo Bireer Weraar yahanka Doliiga Yar Ee Reer Argentina Iyo Barcelona Javier saviola oo Barcelona malmahan Danbe Kursiga Bedelka Aay Ku ilawdeey Oo donaya inu iskaga Taago Barcelona Xiligaan
Javier Saviola
Klaas Jan Huntelaar
Fernando Torres
Samuel Eto'o
Dimitri Berbatov
Magaaca | Nadiga Uu U Dheelo | Mesha Uu ka Ciyaaro | Lacaagta | |
Javier Saviola |
Barcelona |
Striker |
£7million |
Waa Laga yaba
|
Dimitar Berbatov |
Tottenham |
Striker |
Not stated |
Waa Laga yaba
|
Klaas-Jan Huntelaar |
Ajax |
Striker |
£12million |
Wax badan
|
Nicolas Anelka |
Bolton |
Striker |
Ma Jogaayo |
Wax badan
|
Magaaca | Nadiga Raaba | Mesha Uu ka Ciyaaro | Lacaagta | |
Alan Smith |
Tottenham |
Striker |
£7million |
Wax badan
|
Gabriel Heinze |
Real Madrid |
Defender |
£4million |