> Ciyaar yahanka Cusub ee Owen Hargreaves Oo Xalaayto Saftaay Kulankii Manchester United Iyo kooxda Uu tababaraha uu yahay Inaanka uu Dhalaay Sir Alex Ferguson Ee Lagu Magcabo Darren Ferguson Manutd XI3 Ayaa Uga Badiseey Kooxda Peterborough 3Gool IYO 1hal Gool Ciyaar Yahada manutd XI3 Ee Dhaliyeey Golasha Ayaa Kala Aah Dong Fangzhuo Oo Labo Gool Dhaliyeey Dong Waxa Uu Dhasheey Wadanka Chine Halka Uu goolka Labaad Dhaliyeey Ciyaar yahanka Kale Ee Richie Jones Goolka Keliye Ee Kooxda Peterborough waxa Dhaliyeey Ciyaar Yahanka Ronaldo-esque manouvere Ciyaarta Waxa Xusiid Mudan Inu Saftaay Markii Ugu Horeeysay Ciyaar Yahanka Owen Hargreaves Oo Manchester United Uga Yimiid Dhanka Bayer Munich Waxana uu Ciyareey 45Daqiiqo halka Lagu Bedelaay Darren Gibson <<<< hadaba Ciyaarta Yaa Uu Safanayeey Manchester United Waxa uu Safanayeey Ciyaar Yahanada Kala Aah >> United XI: Heaton, Simpson, A. Eckersley, Shawcross (Bardsley, 46), J. Evans (S. Evans, 79), Pique (Lea, 46), R. Jones, Gibson (Hargreaves, 46), Campbell, Dong, Martin. Dhamaan Miid Walbana Miid Kale Ayaa Lagu Bedelayeey Hadaba Marka aay Dhamateey Ciyaarta Ayuu Radio BBC Uu La Hadleey Darren Ferguson Magacliinka Kooxda Peterborough Waxana uu Dhahay ''' Aad Ayaan Ugu Faraxsanahy Inaan Abahay Caawa Iskaga Hor Nimaano Ciyaar Ruun Ahanti Waxay ii Tahay Habeen Tariikh aah Mana Hilmami Doono ''' Kaasi waxa uu aha Ferguson Ka Yaar Ee Darren Oo La Hadlayeey Radio BBC
Owen IYO Ferguson
Manta Waxa Ciyaraya manchester United Iyo Chelsea Waana Ciyaarta Koobka Furitaanka Horyaalka England
Fadlan Nagala Soo Xiriir Email > jamjam.vip@gmail.com Qore Sa'id Dahir