Alan Smith ayaa Dalaab uga yimiid kooxda tottenham ee magaalada
london
Hadaba Smith Oo 27Sano jira ayaa la filaaya inu malmaha soo Socda ka fekeero noloshisa
Manchester
unted
Alan Smith Waxa hore Uu Ugu Safaan jireey Kooxda caanka aah ee
Leeds
united
Inaanu uu soo waregiin
Manchester
united 2004

Poul scholes oo eey doneeyso Sandarland
Kooxda uu macaliinka uu yahay roy keane ayaa la shaciyeey inaay Doneeyso Poul scholes oo Manchester united uu saftaa saxiibkisa roy keane ayaa soo Garsiyeey Dalab 2milion oo uero aah taasi waxay La yaab ku Noqoteey Tagerayasha Manchester united oo aad ula yabay dalabka Roy Keane


Th.henry Oo wada hadal La furaay mamulka Kooxda Barcelona ee Dalka
Ciyaartooga Henry Ayaa La Filaaya Inu iskaga Boqoolo kooxda Arsenal Ee Uu Hada Uu Safto Una Uu Yahay Captanka Kooxda

Niclos Anelka ayaa La shegeey inu Heshiis hoose Kula jiro kooxda Manchester united Anelka oo uu Dheela Kooxda Bolton ayaa la Shaciyeey ineey Manchester la soo xirriirtay Ciyaartogan oo Hore Ugu Soo Ciyaraay koxaha Reer England Ee Kala aah Arsenal,Liverpool iyo Manchester city ayaa iminka aad loogu Xiririnaya mancheser united

jamjam.vip@gmail.com