Gusha manchester United Ee Asia tour Oo FC Seoul
manchester United Ayaa Ku Bilawdaay Daqiiqadi 6Lixaad Goal Uu Dhaliyeey Ciyaar Yahanka
Cronaldo 6Daqiiqo
Eaglis 19Daqiiqo
Wayne Rooney 21 Daqiiqo
Patric Evra 61 Daqiiqo Qeybta Danbe ee Ciyaarta manutd Vs Seoul Fc
Hadaba Ciyaartan Aya Aheeyd Miid Ku Soo Dhamata Jawi Degan Waxase la Xuusi Kara Karka jalada Ah Ee loo tageey Poul scholes Oo manutd Uu Ciyaara Ciyaartan Ma Usan Safaan Ciyaar Yahanka NANI Balse Waxa Saftay Ciyaar Yahanka dhaliinta Yar ee Evans oo Dhawaan Dib Ugu Soo Labteey manutd waxa Kale Oo La Xuusi Kara Ciyaar Yahanka park j.s Oo Isagana Ciyaartan Ahaa Kaliyaha Tababaraha Manutd Dhanka South Korea language
Fadlan nagala Soo Xiriir Email > Jamjam.vip@gmail.com Write Sa'id Dahir
Please Help Peace Of Your Country >Somali<