Cristiano Ronaldo
Ciyaaryahanka Cronaldo ayaa soo Dhaweyeey Nani iyo
Anderson
Oo Manchester united aay kala soo wareegteey fcporto iyo sporting
Lisbon
Oo horeeyba uu Ronaldo Ugu Ciyaari jiraay Hadaba waxa Uu Yari Isaga Oo
Ka hadlaya Nani “ waa Ciyaryahan Aad Uu wanagsan Baal Eeg Sida Uu U
Ciyaaray Kulanki Wadankeena Iyo Wadanka Belgium Aad ayaan Ula Dhacsanahay
Nani Waa Ciyaarto Taayo Wanagsan Leeh ‘’ Waxa Dhahay C.ronaldo
Marka Uu ka Hadlayeey Anderson waxa Uu Dhahay “” Waxad garaan karta Quuwada Anderson
Waayo waa ciyartoo Wanagsan oo mustaqbal Ku leeh Kubada Cagta Addunka Aad ayaan Ugu
Faraxsanahay inu Ku Soo biiro Manchester United Waana KU Qanacsanahay Aad Allana Ugu Faraxsanahy
Waana Ku Soo Dhaweeynaya Garoonka Kooxdeena Sii Weyn “’ Waxa Dhahay Ronaldo Oo UU Waramayeey
Saxafada Wadanka Portugal Shalaayto
Hadaba Waxa UU Ronaldo Aad Ugu Faraxsan Yahay Ineey kooxda Ku Soo Biraan Ciyato Taayo Wanagsan Leeh
Sida Nani Iyo Anderson Oo Kale

Nani And ANderson From United

Cronaldo Want Nani ANd Anderson
Jamjam.vip@gmail.com
Waxa Website kaan Iska Leh Manchester United Somali Language
Qore Jamjam