Warka Manta>>>> Waxa Dib ugu Soo Labteey Manchester United Ciyaar yahanka Difaca Uga Ciyaari Jireey Ee Gerard Pique Ciyaar yahanka Oo In Muudo aah Uga Maqna Manutd Si Amaah Uguna Maqna Kooxda Reer Spain Ee Ee Real Zaragoza Pique Waxa Uu Donaaya inu Inu ka Dhinaac Ciyaaro Difaaca Weyn Ee reer England ee Rio Ferdinad hadaba pique iminka waa 20sano jir waxa hore loga soo gateey kooxda barcelona ee spain iyana ka dhisaan hada waa ciyaar yahan manutd ka tirsaan sii toos aah pique

Waraar Kobaan manutd >>>>>Ciyaar yahanka Reer Welsh ee Ryan Giggs Oo Shegeey Inu uguSoo Dhoweeyn Doono Garoonka Old Trafford Weraar Yahanka Reer Argentina Ee Carlos tavez Sii wanagasan Aad Ayaan Ugu Soo Dhoweynaya Tavez Manchester United Waxa Sidasi Dhahay Kabtanka Xulka Manchester United Ryan Giggs Una Dhashaay Wadanka Welsh Ee Dalka England

GIGGS IYO TAVEZ
Waraar Kobaan manutd >>>>>Tababaraha manchester UNited Fergie Ayaa Shegaay Inusan mar Naba Usaan Ciyaar Yahanka Manchester UNited Dhanka Bidix Uga Safta EeGabriel Heinze Una Dhashaay wadanka argentina anu uu wareegi doniin cadoowga manchester united Ee Liverpool '' maya May Marnaba ma aadi Doono Liverpool , Lakiin koox kale oo ka baxsaan liverpool iyo koxaha england waanu ka iibin ayuu dhahay tababaraha manchester united oo la hadlayeey website-ka manutd.com

Sir Alex Ferguson IYO Gabriel Heinze
Fadlan Nagala Soo Xiriir Email > manutdsomali@gmail.com
Ma Dooneysa Inaad Email Ku Heesho Waraarka Manchester United Ku Darso Emailka > manutdsomali@gmail.com AMA Waraaq Uu Soo Dir Codsi Aah