| Accueil | Créer un blog | Accès membres | Tous les blogs | Meetic 3 jours gratuit | Meetic Affinity 3 jours gratuit | Rainbow's Lips | Badoo |
newsletter de vip-blog.com S'inscrireSe désinscrire
http://manutd.vip-blog.com


MANCHESTER UNITED SOMALI
VIP Board
Blog express
Messages audio
Video Blog
Flux RSS

MANCHESTER UNITED SOMALI

VIP-Blog de manutd
  • 48 articles publiés
  • 82 commentaires postés
  • 1 visiteur aujourd'hui
  • Créé le : 03/06/2007 15:57
    Modifié : 15/08/2007 09:19

    Fille (22 ans)
    Origine : Student
    Contact
    Favori
    Faire connaître ce blog
    Newsletter de ce blog

     Août  2025 
    Lun Mar Mer Jeu Ven Sam Dim
    282930010203
    04050607080910
    11121314151617
    18192021222324
    252627282930

    Ronny OO Soo Dhaweyeey CIyaartoga Cusub

    05/06/2007 09:54

    Ronny OO Soo Dhaweyeey CIyaartoga Cusub


    Cristiano Ronaldo

    Ciyaaryahanka Cronaldo ayaa soo Dhaweyeey Nani iyo Anderson

    Oo Manchester united aay kala soo wareegteey fcporto iyo sporting Lisbon

    Oo horeeyba uu Ronaldo Ugu Ciyaari jiraay Hadaba waxa Uu Yari Isaga Oo

    Ka hadlaya Nani “ waa Ciyaryahan Aad Uu wanagsan Baal Eeg Sida Uu U

     

    Ciyaaray Kulanki Wadankeena Iyo Wadanka Belgium Aad ayaan Ula Dhacsanahay

     

    Nani Waa Ciyaarto Taayo Wanagsan Leeh ‘’ Waxa Dhahay C.ronaldo

     

    Marka Uu ka Hadlayeey Anderson  waxa Uu Dhahay “” Waxad garaan karta Quuwada Anderson

     

    Waayo waa ciyartoo Wanagsan oo mustaqbal Ku leeh Kubada Cagta Addunka Aad ayaan Ugu

     

    Faraxsanahay inu Ku Soo biiro Manchester United Waana KU Qanacsanahay Aad Allana Ugu Faraxsanahy

     

    Waana Ku Soo Dhaweeynaya Garoonka Kooxdeena Sii Weyn “’ Waxa Dhahay Ronaldo Oo UU Waramayeey

     

    Saxafada Wadanka Portugal  Shalaayto

     

    Hadaba Waxa UU Ronaldo Aad Ugu Faraxsan Yahay Ineey kooxda Ku Soo Biraan Ciyato Taayo Wanagsan Leeh
    Sida Nani Iyo Anderson Oo Kale

    Nani And ANderson From United

    Cronaldo Want Nani ANd Anderson

    Jamjam.vip@gmail.com

    Waxa Website kaan Iska Leh Manchester United Somali Language

    Qore Jamjam



    coeurdorizonCommentaire de coeurdorizon (09/11/2021 14:04) :

    Votre site est merveilleux et diversifié. Étant invalide et insomniaque je suis toujours occupé grâce à vous. Bonne continuation ! Voyance en ligne gratuite

    http://coeurdorizon.vip-blog.com/

    coeurdorizonCommentaire de coeurdorizon (23/08/2022 17:42) :

    Congratulations for your site! Really, it's great and as I saw in the first posts it's true that sharing and site interface are really a godsend to work on the style. Really a big thank you! voyance par mail en ligne gratuitement

    http://coeurdorizon.vip-blog.com/




    [ Annuaire | VIP-Site | Charte | Admin | Contact manutd ]

    © VIP Blog - Signaler un abus