Nani
Ciyaartoga nani Oo Marka Ugu Horeysey Boqanaya garoonka Old Trafford. Ee kooxda manchester United nani Oo Ka Soo Waregeey Kooxda Sporting Lisbon Ee Reer Portugal Ayaa Waxa la Filaaya Inu Mar Dhow La Wareego Funanada manchester United Nani Aya Waxa Halkasi KU soo Dhaweeyn Doona Cronaldo Oo aah Xiddiga manchester United Ayana isku koox hana Jireen Nani Sporting.
Nani
Jonny Evans
Oo Uu Ciyaara Si Deyn aah kooxda Sanderland Oo UU Macaliin Uu Yahay Ciyaar yahanki hore Ee manchester Roy-keane Ayaa Evans Oo 19Sano jira Uu Dortaay Inu Uu Soo Noqdo Kooxdisa manchester United Evans Ayaa Uu Safaan Doona manutd Ciyaraha Saxiibtinimo Ee Asia
Jonny Evans
Fadlan Waxi Fariimo Aah Nogu Soo Dir Email; jamjam.vip@gmail.com