Cristiano Ronaldo Iyo Nani
Xidigi Hore Ee Juventus Iyo Borussia Dortmund Paul Sousa Ayaa Shegaay maar Uu La Hadlayeey BBC Qeybta Ciyaaraha Ayuu Dhahay " Manchester United Iyo Xulka Wadanka Portuguese-ka Waxa Aay manta Heystan Ciyaaryahano Aad Uu wanagsan hadaba sousa Oo Ah Tababare Ku Xiggenka Wadanka Portuguese Ayaa Isaga Oo Sii Hadlaya waxa Uu Dhahay " Portugal Iyo United Waxay Heleen Labo Ciyaar Yahan Oo Wanagan Aadna Uu tayo Wanagsan Oo Aah Xiddigaha Mustaqbalka Addunka Dhanka kubada Cagta Sousa Oo Sii Wata Hadalka Ayaa Dhahay "Nani Waa Ciyaryahan Dhereeya Oo Aad Ugu Wanagsan Dhanka Weraarka Deg-dega Ah Waxana Filaaya 5Shan Sano Ama 10Toban Sano Ka Bacdi Ama ka Horba Inu Noqoon Dono Ciyaaryahan Addunka Oo Dhami Soo Eego " Sousa Oo Ka Sii hadlaya Aaya Dhahay Labada Ciyaaryahan Ee Brazilian-ka Ahi Ee Barcelona Ronaldinho Iyo AC MIlan kaka Waxa Sii Weyn Uu Soo Shabaha Nani Waxana Filaaya Inu Ka Mustaqbal Wanagsan Yahay Sousa Oo Ka Sii hadlaya Nani Ayaa Dhahay Waxan Filaaya Inu Manchester United Uu Badli Doono Ryan Giggs Oo Iminka Aad U Weyn Dhanka Daada Waxan Filaaya Ineey Old trafford Manta Heysato Mucjisoyinka Kubada Cagta Addunka Ee Xiligaan Waa C.Ronaldo Ciyaar-yahanka Horyaalka England IYo Nani OO Ah Xiddiga Cusub Ee Manutd
Nani Manutd Ciyaar Yahanka Cusub
Cristiano Ronaldo
Fadlan Waxii Fariin Aah Nogu Soo dir Email > jamjam.vip@gmail.com