Dong Fangzhuo
weraar yahanka kooxda manchester united Ee Dong Ayaa Lagu Daraar Ciyaartoga Manchester uga qaayb geeli doona ciyaaraha saxiib tinimo ee kooxda aay uu adeyso wadamada ASIA hadaba Dong Waa Weraar yahan Dhaliin yar Kooxdana Dhawaan Ku Soo Biraar Waxana Uu Fursadan Uga Heeli Karaa Kooxda Boos Jogta Aah Taasi Waxay Ku Dhaaci Karta Oo Quraa Inu Mujiiyo Ciyaar Wanagsan Marka La Taago ASIA Hadaba Waxa UU Safaan Doona Weraar Yahan-kan Uu Dhasheey ASIA isla Markana Ka Soo Jeeda China Rep Hadaba Dong Fangzhuo waa Weraar Yahan Dhaliin Yar Mustaqbal Wanagsan Leh Isaga OO Sanadka Saftaay KUlanki Manchester United IYo Kooxda Chelsea Inkasta Oo Aad Uu Wanagsana Hadana Waxa Goal Aah Ma Dhaliin Dong
Sawirka Dong Fangzhuo
DAVID BECKHAM IYO RUUD VAN NISTELROOY
Ciyaar yahanadi Hore EE Manchester United D.beckham Iyo Weraar Yahanki Qatarta Aha Ee manchester United V.Nistelrooy Ayaa Kula Guleeystey Koxdooda REAL MADRID Koobka Horyaalka Spain Ee Laliga Hadaba Beckham Ayaa Aha Xiddiga Nolosha Real Ee Sanadka Halka UU Weraar yahanka V.nisteelrooy Uu Ahaa Goal Dhaliyaha Real Ee Sanadka Iyo Goal Dhaliyahah Spain Oo Dhan Waxana UU Dhaliyeey 25Goal Oo Nadiif Aah Hadaba Labada Ciyaar yahan Ee manchester United Hore Ugu Soo Ciyaari Jiraay Waa labo halyeey Ayaan Dhahi Karnaa

Sairka David Beckham Markii Aay Dhamateey Ciyaarti Real Madrid Iyo Real Mallorca 3---1
Sawirka David Beckham Iyo Ruud Van Nisteelrooy OO Uu Dabaal Degaaya Goal Uu Dhaliyeey Nisteel Rooy Ciyaarta Real Madrid Iyo Kooxda Espanyol
Nisteel-rooy IYO David Beckham Xiligi Manchester united 2002/2003 horyaalka manchester Aay Ku Guleeysatey OO Aay Isku meel Ka Wada Ciyarayeen labada Laciib
FADLAN WAXII FARIIMO AAH NOGU SOO DIR EAMIL > jamjam.vip@gmail.com
SHIRKAADA XAYASIINTA MANCHESTER UNITED EE SANADKA 2007/2008
QORAHA WEBSITEKA MACHESTER UNITED YOUSEF IYO CAWIINTA JAMJAM