Quagliarella
Manutd Ayaa Radineeysa Weraar Yahanka Kooxda Sampadoria Iyo Xulka Wadanka italy Hadaba Manchester united Waxa Aay Ciyaar Yahankan KU Radineeysa Lacag Dhan ( £10million Oo Euro ) Hadaba Weraar Yahankani Quagliarella Waa 23Sano Jir Waana Weraar Yahan Dhaliyeey Horyaalka Sanadka Goal-laal Dhan 13goal Hadaba Manchester Waa Uu U Balan San Yahay Xiddigani Dhaliinta Yaar .
Sawirka Fabio Quagliarella.
Eidur Gudjohnsen
Ciyaar yahanki Hore Ee kooxda Chelsea Eidur Gudjohnsen Ayaa La Shaciyeey Ineey manchester united Aay Radineeyso Hadaba Eidur Gudjohnsen waa Ciyaar Yahan Qatar Aah Una Dheela Kooxda Caanka Aah Ee Barcelona Oo Horyaalka Lagaga Guleeystey Hadaba ma Laga yaba Inu Gudjohnsen Uu Yimado Kooxda Caanka Aah Ee Manutd
Eidur Gudjohnsen --Sawirka
Fadlan Waxi Fariimo Aah Nogu Soo Dir Email> jamjam.vip@gmail.com Hadi Kale Booqo Website-ka www.manutd.com WAAD KU MAHADSAN TAHAY BOQASHADA Website-ka manutd.vip-blog.com/somali