| Accueil | Créer un blog | Accès membres | Tous les blogs | Meetic 3 jours gratuit | Meetic Affinity 3 jours gratuit | Rainbow's Lips | Badoo |
newsletter de vip-blog.com S'inscrireSe désinscrire
http://manutd.vip-blog.com


MANCHESTER UNITED SOMALI
VIP Board
Blog express
Messages audio
Video Blog
Flux RSS

MANCHESTER UNITED SOMALI

VIP-Blog de manutd
  • 48 articles publiés
  • 82 commentaires postés
  • 1 visiteur aujourd'hui
  • Créé le : 03/06/2007 15:57
    Modifié : 15/08/2007 09:19

    Fille (22 ans)
    Origine : Student
    Contact
    Favori
    Faire connaître ce blog
    Newsletter de ce blog

     Août  2025 
    Lun Mar Mer Jeu Ven Sam Dim
    282930010203
    04050607080910
    11121314151617
    18192021222324
    252627282930

    Warka Manta

    04/08/2007 16:08

    Warka Manta


    > Manchester United Ayaa Guul Ka Garteey Ciyaarti Labaad Ee Aay Ku yelaato Gudaha Dalka England Ka-Dib Marka Kulankii Hore Loga Badiyeey Garoonkeeda old-Trafford Ayaana uga badisaay kooxda horyaalka italy ee Inter Milan manutd Xalaay Waxay Ku Ciil Beshaay Kooxda Doncaster R. Iyada Oo Uga Badiseey 2Labo Goal IYO Waxba Golasha Ciyaarta Waxa Dhaliyeey Ciyaar Yahada Yar Yar Ee Kala aah

    Doncaster R. [0 - 2] Manchester U.
    Daqiiqada 70' D. Gibson
    Daqiiqada 30' J. Evans

    D.Gibson

    Jonny Evans

    Ciyaarta Bari Ee Manchester United IYo Chelsea

    Manchester United > manchester United Uma Safaan Donaan Kulaan kaan Ciyaar Yahanada Kala aah Paul Scholes, Louis Saha IYO Ole Gunnar Solskjaer Oo Dhamaan Tood Ku Maqaan Dhawaac Halka Uu  Owen Hargreaves IYo Anderson Aysan Iyagu Ciyaari Doniin Sinaaba  Ciyaaar Yahanada Ciyaari Doona Kulankaa Chelsea Waxa Ka Miid Aah > Van der Sar, Kuszczak, Brown, Bardsley, Pique, Simpson, Ferdinand, Vidic, Evans, Silvestre, Evra, Ronaldo, Fletcher, O'Shea, Carrick, Eagles, Giggs, Rooney

    Dhanka Chelsea > waxa Chelsea Uu Safaan Doniin Ciyaar yahanada Kala Aah Arjen Robben, Frank Lampard  IYO  Dufaaca Reer England Ee Ashley Cole Ciyaar Yahankan Waa Laga Yaaba Inu Safto Isaga  Waxa Hadaba chelsae uu Safaan Doona Kulaanka Manchester United Ciyaar Yahanada Kala aah > Cech, Cudicini, Hilario, Ferreira, A Cole, Diarra, Sidwell, Essien, Lampard, Robben, Mikel, Malouda, J Cole, Drogba, Shevchenko, Ben Haim, Pizarro, Terry, Carvalho

    Furitaanka Horyaalka Community Shield
      Bisha August 5 Sanadka 2007
     
     15:00Pm Chelsea ? - ? Manchester U.

    Fadlan Nagala Soo Xiriir Email > Jamjam.vip@gmail.com Chief Editor Sa'id Dahir



    Commentaire de salie001 (09/12/2020 15:17) :

    Merci beaucoup pour ce site et toutes les informations qu’il regorge. Je le trouve très intéressant et je le conseille à tous ! Bonne continuation à vous. Amicalement Voyance en ligne discount


    coeurdorizonCommentaire de coeurdorizon (08/12/2021 11:29) :

    J’ai passé un bon moments et j en ai eue plein les yeux!!! voyance gratuite par mail en ligne et en direct

    http://coeurdorizon.vip-blog.com/




    [ Annuaire | VIP-Site | Charte | Admin | Contact manutd ]

    © VIP Blog - Signaler un abus