>Xidiga Cusub Ee Manutd tavez Oo La Filaayo inu manta oo sabti aah la Qaato manutd tababarka ciyaar yahanka ayaa la filaya inu safto kulaanka manchster united aay la yelaan doonto koxaha kala aah Glentoran IYO Dunfermline Athletic. Maliinta arbcada hadaba Tavez ayaa iskaga soo dhex baxaay Biil Dhibato ku aheeyd isaga ciyaar yahanka ayaa la filaya inu waax ku soo kordhiyo manchester united Sanadka Cusub Tavez waa ciyaar yahan manutd Asbuca soo Socda <
Carlos Tavez
Fadlan Hadii Aad Uu bahan Tahay Akhbaarta manchester united nagala Soo Xiriir Email
jamjam.vip@gmail.com