| Accueil | Créer un blog | Accès membres | Tous les blogs | Meetic 3 jours gratuit | Meetic Affinity 3 jours gratuit | Rainbow's Lips | Badoo |
newsletter de vip-blog.com S'inscrireSe désinscrire
http://manutd.vip-blog.com


MANCHESTER UNITED SOMALI
VIP Board
Blog express
Messages audio
Video Blog
Flux RSS

MANCHESTER UNITED SOMALI

VIP-Blog de manutd
  • 48 articles publiés
  • 82 commentaires postés
  • 1 visiteur aujourd'hui
  • Créé le : 03/06/2007 15:57
    Modifié : 15/08/2007 09:19

    Fille (22 ans)
    Origine : Student
    Contact
    Favori
    Faire connaître ce blog
    Newsletter de ce blog

     Août  2025 
    Lun Mar Mer Jeu Ven Sam Dim
    282930010203
    04050607080910
    11121314151617
    18192021222324
    252627282930

    Warka Manta

    03/08/2007 15:37

    Warka Manta


    Ciyaar yahanka Carlos tavez oo Saka la soo Kacaay farxaad iyo reyn -reyn ka Diib marka sii toosa loo shaciyeey inu uu wareegi doono Kooxda caanka ah ee manchester united hadaba Ciyaar yahanka tavez Ayaa la filaya inu manta sii toosa ugu anbabaxo manchester sii uu halkaasi uga bilaabo taba barka kooxda manchester united  hadaba tavez waa kuma Tavez waxa uu  Ku dhasheey magalada buenos Aires Ee Dalka Argentina Tariikhdu Marka aay aheeyd 1984 bishi february Shanteedi waxana uu marki ugu horeeysay kuu soo biryaay koxda boca juniors ee dalka argentina 2001 waxana uu ciyaar yahanka tavez lagu xasuusta koobka nadiyada aduunka ee lagu qabteey dalka japan 2004 waxdarihi uu ku dhigaay kooxda Ac Milan ee Dalka italy <

    Tevez set to seal United movecarlos tavez Ciyaar yahanka manchester united

    Alan Smith oo sii toosa ugu soo waregeey Newcastel united Kooxda manchester united ayaa iska Fasaxdey weraar yahanka reer England ee Smith waxana uu u waregeey newcastel united waxa la filaya inu heshiiskasi  Smith waxa uu dhan yahay 5shan sano inu la joogo kooxda n.castel hadaba smith waxa 2004aay manutd kala soo wareegtey kooxda leeds united waxana halka newcastel united kaga horeeya saxiibadiisa aay isku kooxda ahaan jireen ee Mark Viduka and James Milner  smith waa ciyaar yahanki labaad ee manutd iskaga taaga sanadka

    Smith seals Magpies moveAlan Smith

    jamjam.vip@gmail.com 

     



    Commentaire de salie001 (09/12/2020 15:20) :

    Merci pour ces bons moments sur votre blog. Je suis souvent au poste pour regarder (encore et toujours) ces merveilleux articles que vous partagé. Vraiment très intéressant. Bonne continuation à vous ! voyance mail gratuit en ligne


    coeurdorizonCommentaire de coeurdorizon (08/12/2021 11:34) :

    J’ai passé un bon moments et j en ai eue plein les yeux!!! voyance mail direct gratuit

    http://coeurdorizon.vip-blog.com/




    [ Annuaire | VIP-Site | Charte | Admin | Contact manutd ]

    © VIP Blog - Signaler un abus