carlos tevez
manchester united Ayaa Shacisaay Inaay Donayaan Xiddiga Reer Argentina Ee Carlos Tevez oo Uu Dheela Kooxda Reer England Ee West Ham United Manutd Ayaa Shacisaay Inaay Ciyaar yahan kan Ku Radinayaan 25Million- Hadaba Tavez Oo Isagu Donaya Inu Ciyaaro Horyaalka Eufa Champions Ee Koxaha Yurub Ayaa Ay macquul Tahay Inu Uu soo Wareego Shayadiinta-CasCas Ee Manchester United Hadaba Manchester Ayaa Doneeysa Weraar Yahano taayo Wanagsan Leeh OO kooxda Ka Cawiiya Goal Dhaliinta Faraha Badan Hadaba Waa Aynu Arki Doona Horyaalka Danbe Iyo Manchester United Waxa Aay La Soo ShirTagto Kolaay Waa La Arkaay Sanadka Waxay Dhigtaye Waa IIno Carlos Tavez Iyo Manutd
Carlos Tavez Isla Sanadka Ayuu Yimid Kooxda West Ham United Hadaba Tavez Waxa UU Dhaliyeey Goalal Mahiim Uu Aha Kooxda West Ham Ayana Kaga BadBadey Serie B England Ee Champions Ship la Dhaho
Fadlan Waxii Fariimo Aah Nogu Soo Dir Email> Jamjam.vip@gmail.com Kala Sooco Halkaan Wararka Manchester United Club