Giuseppe Rossi
Ciyaar yahanka Manchester United Hadana Deynta Ugu Maqaan Wadanka Itlay Kooxda Ka Dhisaan Ee Parma OO Horayba Isaga Looga Soo Iibsadeey Ee G.Rossi Ayaa Uu Muqda Miid Ka Fekeraya Mustaqbal Kisa Marka Uu Shegeey Inu Bisha July Uu Shaciin Doono Inu Sii Joogo Manchester United Iyo Inu Donaayo Inu iskaga Baqoloba Hadaba Rossi Oo old Trafford Ku Soo Biraay 2003 Ayaa Donaaya Inu Kooxda Ka Heelo Boos Jogta Aah Rossi OO UU Dhashay Wadanka Maraykanka Balse Asaal Ahaan Ka Soo Jeeda Wadanka Italy Una Ciyaara Hada Xulka Wadanka italy Ee Da'adoda Ka yaar Tahay U21-Sano Ayuu Sir Alex Ferguson KU Qancinaya Inu Sii Jooga Kooxda Horyaalka England Heysata Ee Manchester United Balse Rossi OO Iminka Dalaab Uga Yimid Koxaha FcPorto IYo Kooxda Serie"A" italy ku soo Birtaay Sanadka Ee Juventus hadba Rossi Oo Sanadka Aad Uu Cawiyeey Kooxda Parma ka Dib Marka Uu U Dhaliyeey 9Goal 19Ciyarood Waa Natiijo Aad UU Wanagsan
Giuseppe Rossi
jamjam.vip@gmail.com Fadlan Waxii Ku Sabsan Website-ka manutdsomali Ku Soo Dir Eamil-kaan Koor Ku Xusaan Waad Ku Mahadsan Tahay Boqashadada
www.manutd.vip-blog.com