Ciyaar yahanka Carlos tavez Oo manutd Soo gareey
Weraar yahanka Reer Argenina Ee Carlos tavez Ayaa Soo Garaay Shalaay Galaab Magalada Manchester Sii Uu Heshiis Rasmi Aah Ula gaalo Manutd Ciyaar Yahanka Oo Dhibaato Badani Ka Dhacdeey Ayaa Ugu Danbeeyn Manutd Uu Yimid tavez Waxa Uu ka Miid Noqoon Ciyaar Yahanada Manutd Ee Ciyaarta Reading Xata hadu Safaan Waayo Waa safaan Kulanka Deriiska Ee Mancity

Fergie Oo Amaaney Ciyaar Yahanda Ronaldo IYO Rooney
Tababaraha Manutd Sir Alex Ayaa Amaan Dhabaarka Uu Sareey Labada Xiddig Ee Manutd Ee Cristiano Ronaldo IYO Wayne Rooney Waxa Uu Dhahay Sir Alex '' waa Labada Ciyaar Yahan Ee Manutd Ee Sanadka Waxay Leyahiin Awood Weyn Waxa Aay Sanadka Ka Wanagsan Yahiin Sanadahii Hore '' Alex Waxa Kale Oo Sir alex Amaneey Ciyaar Yahanda Kala Aah nani,anderson IYo Vidic Waxa Uu Dhahay '' Waa Ciyaar Yahano Daa'yar Isla Maar Ahantana Awood Wanagsan Leh Dhanka Raga Culuus Waxa Uu Dhahah Rio,Gary IYo Ryan Waa Ciyaar Yahano Aad Uu Wanagsan Lagana Filaayo Khibraad IYo Ciyaar Wanaag Badan '' Kaasi Waxa Uu Ahaa Sir Alex Ferguson Oo U Waramayeey Skysports.com

Sir alexander Fergie
Fadlan Nagala Soo Xiriir Email : manutdsomali@gmail.com QOraha Website-ka Sa'id Dahir