Waraka Ugu Danbeyeey Ee manchester United
> Gudomiyaha Manchester United David Gill Ayaa Manta Gudoon Siyeey Weraar Yahanka Cusub Ee manchester UNited Ee Nani iyo Owen Hargreaves Oo Qadka Dhaxe Uga Ciyaari Manchester United Hadaba Manchester UNited Ayaa La Filaya Inaay Asbucyada Soo Socda Aay Gudoonsiso Labadan Ciyaar Yahan Funanado




|
Tarikkh 1/7/07 > Sawirka Nani Iyo Owen |
>Ciyaar yahanka Dhaliinta yaar Ee Wayne rooney Oo Lo Galiyeey Funanad Cusub CIyaar Yahanka Weraarka Ka Ciyaara Ee Wayne Rooney Aaya Loo Xiraay Lambarka Cusub ee >10< Lambarka Tobnaad ee Manchester United Lambarka Waxa Sanadka Hore Baneyeey Weraar Yahanka Holland Ee Ruud Van Nistel-rooy Oo Dhanka manchester Iskaga Tegey hadaba Weraar Yahanka Dhaliinta Yar ee Reer England Waxa Funanada Uu Dhibeey Weraar Yahanki Hore Ee manchester United Ee Denis Low OO Hore Manchester United Ugu Dheeli Jiraay HADABA WAA KAN SAWIRKA ROONEY&LOW
Sawirka Weyne Rooney Iyo Denis Low Manchester United St. Hadaba Yaa gashaan Doona Funaanada Weyne Rooney ?? Waxa La Filaya inu Miid Uun Gashado Ciyaar Yahanada Cusub Ee Kala Aah Nani, Anderson and Owen Hargreaves. Walina Ciid lama Gudoon Siin Funanada Rooney Ee Manutd .
Warka Kale 30/6/07 Deg-Deg
>Weraar Laga Helaaya Garoonka oldtrafford ee manutd waxa aay shegayan inu weraar yahanka xulka wadanka argentina carlos tavez uu manutd Sii Toosa Ugu Soo Waregeey Wada hadalo Iyo Dacwado Ila Fifa Garaay Ka Bacdi tavez Waa Ina Manchester United
Weraar yahanka West ham Ee Carlos Tavez
Fadlan Nogu Soo Dir Waxa Fariimo Aah email > Jamjam.vip@gmail.com